Ra’isul Wasaare Kheyre oo si deg deg ah ku magacaabay Wasiirka howlaha Guud iyo Dib u dhiska

Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumada Soomaaliya. Wasiirka cusub ee Wasaarada Howlaha guud iyo dib u dhiska ayaa loo magacaabay Mudane Cabdi Aadan Hoosow oo horey usoo noqday gudoomiyaha gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed. Xilkan uu saakay magacaabay … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo si deg deg ah ku magacaabay Wasiirka howlaha Guud iyo Dib u dhiska